Friday, February 17, 2012

free tell oo mareykan kaliya ah

dadka jecel ineey helaan USA FREE CALLS KU soo dhawada barnaamijkaan aadka u wanaagsan oo AAD ka wici krto familkaaga iyo asxaabtaada ku nool wadanka mareeykanka iyagana eey kaa soo waci karaan hadaba barnaamijkaan waxaa layiraahdaa whistle phone 


si aad barnaamijkaann ugu soo dagsato combuyuterkaaga gal webka hoos ku qoran


https://www.whistlephone.com/





kadibna meesha eey ku qorantahay download now ku dhufo 

waxyar kadib waa bilaabanayaa downloadka markii aad soo dajiso oo aad dhameyso dajinta taleefoonka waxaa ka soo saareysaa oo taleefoonka galayaa start kadib kasii dooro all programs WHISTLE   kadibna taleefoonkii aa banaanka saas kuugu soo bixi 
si aad u sameysato ciwaankaaga qaaska ah iyo nambarkaaga 


ka dooro meeshaan create a whistle account


KADIBNA BUUX BUUXI
USER NAME 
PASWORD DOORO
EMailLKAAGA
HADDII UU KU WARSADO ZIP CODE AMA POSTAL CODE  KA DHIG AYYI  POSTO CODE MAREYKAN AH sida kan 10001 ama 33333
markii aad intaas dhameyso waxa uu ku weydiinayyaa 3 da nambar ee ugu horeyso taleefoonka aad rabto inaad hesho nambarkiisa (era code)waxaa ka dhigeysaa 419 ama 615 ama 773 ,ayyi nambar furo mareykan ah aa ka dhigi kartaa adoo ka reebaayo nambarka 1 oo furaha ah 
kadibna waxa oow kuu soo saari liis nambaro ah midka kaa cajabiyo ka dooro

sidaas waad ku dhameeystirtay kaliya emailka eey kuu soo diraan fur linkiga meesha yaalo fur si aad u dhameystirtid (to active it)hoosha saasna waad ku dhameysay ameyskii
nambarna waad ku heshay sida sawirka hoos yaalo nambarka ka muuqda saas cml oo kuugu soo saari nambarkaag>>>>>>>


waa mahadsantihiin waxii suaal waa furantahay


0 comments:

Post a Comment