Saturday, March 3, 2012

brofilekii hore sida loo soo noqsan lahaay

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
dhamaan dadka jecel ama rabo ineey soo noqsadaan qaab kii hore facebook brofile ka ahaan jiray xal aan idiin haayaa si aad usoo noqsataan brofile kiinii hore 
qaabkaan aan sharxi doonana waxaa uu ku shaqeynaa oo kaliya MOZILLA FIRE FOX
Hadaba si aan usoo ceshano old brofile style

1-fur Mozilla fire fox





2-markoow kuu furmo kadib gali linkiga hoos yaalo adoo copy dhahayo and past it




3-kadibna makoow kuu furmo hoos u dag wax yar kana dooro meesha eey ku qoran tahay Download fo fire fox 


4-ADD to fire fox  jag ku sii sii


5-kadibna dooro INSTALL NOW


6-MEESHA KORE EE DHANKA bidix kaa qabaneyso qaanada ka furmeyso oo eey ku qorantahay Restart now jag kusii Restart now


7-markoow restart isku sameey oow furmo ku qor www.facebook.com
ciwaankaagana fur kadibna brofilekaagaa



8-sida sawirkaan hoos yaalo aad ugu jeedaan meesha kore ka dooro 
1-TOOLS
2-Defult user agent
3-internet explore
4-internet explore 7

9-Intaa markaa sameyso brofilekaaga dib ufur waxaa arkeeysaa old facebook brofile 

hahahahahahahaha.....





0 comments:

Post a Comment