Thursday, March 1, 2012

text massege u dir meel walbo ee dunida

waa inoo markale iyo moow duuc cusub horaa waxaa loo yiri waxii cusub caalankaa jecel marka ku soo dhawaada si aad u dirtaan maseejyo ama waraaqo xagga taleefoonka ah oo lacag aan  lagaa qaadeyn ,
waxaan u diri kartaa meelasto oo caalamka,  hadaba si aan u dirno linkiga hoos yaalo fur waa webseedka aa ka diri laheed waraaqaha ____________>https://www.gulfsip.com/

1-sing up dheh 

2-buux buuxi sidan ookale

3-kadibna koodka sadax nambar ah ee teleefoonkaaga laguugu soo diro gali meeshaan


markaa intaa sameyso waxii dhan waad sameysay isticmaalkii baa kuu haray isoo raac saan sameynayo hoos 

1-free sms meesha eey ku qorantahay jag ku sii 

2-dooro wadankaaga kadibna nambarkaaga ku qor meesha ka hooseysa kadibna maseejkii qor

3- maseegjkaaga waa la diray ayuu koop soo qori kadibna markaad send dhahdo 

sidaasna waa ku dhameynay thnx aqayaarta aan jeclahay




0 comments:

Post a Comment