Sunday, February 26, 2012


السلام عليكم ورحمة الله وبركاته





Waa inoo mar kale iyo taleefoon cusub ……>>>>
Maantana waxaa idiin soo qabanayaa tell aad kula hadli kartaan usa and Canada lakin kan kii hore waa uu ka gadisanyahay oo lagaama soo waci karo adiga uun kaliya ayaa wax ka wici karo hadana ma dhib badna ooo aad ayuu u sahlan yahay marka loo eego kii horay aan ugahadalnay.
Waxaa kale ood u isticmaali kartaa dadka facebkk kuugu jiro inaad kala hadli karto sida skypka oo kale ayuu fasiix codkiisa u yahay lakin waa ineey iyagana adeeg sanayaan oo uu diyaar u yahay barnaamijkaan aan ka hadleyno

1-Marka hore go to this bage

2- fur meesha eey ku sawirantahay calamada facebook, KUNA GAL  faceboogaaga magaciisa iyo passwerkiisaba  ,ama facebook 
haduu kuu furanyahay inoow horay kaaga furmo waa dhacdaa mararka qaar

3- marka uu furmo sida hoos ka muuqato calamada dhibacaha ah jag ku sii si eey kuugu soo baxdo NAMBARADA ةةة




4-  intaa kor ku qoran markaa sameeyso oo aad wacdo meehsa taleefoonka nambarka aad rabto inaad   wacdo  waxaa kuu soo baxeeyso waraaaq yar meesha eey   ku qorantahay DOWNLOAD NOW dooro si aad usoo dajiso

5 markii aad soo download gareeyso refresh iskaaga sameey WEBKA si aad u wacato meel kasto oo aad ka dooneyso USA and CANADA







WAAD MAHADSANTIHIIN   AQAYAARTA SHARAFTA LEH…..



0 comments:

Post a Comment